Weerar ka dhacay degaanka Xamar-Jadiid ee degmada Wardhiigley ee Magaalada Muqdisho !!

Jimce 17 april 2015, ugu yaraan labo qof ayaa ku dhaawacmay weerar la sheegay in lala beegsadey, nin magaciisa lagu sheegay Cabdikariin Xuseen Fiidow, xaafada Xamar-Jadiid ee degmada Wardhiigley, magaalada Muqdishu, Khamiistii abaarihii 08:00-dii fiidnimo, sida laga soo xigtay goob joogayaal ”Afar nin oo dabley oo wajiigooda soo qariyey ayaan rasaas aan loo meel deyin … Continue reading Weerar ka dhacay degaanka Xamar-Jadiid ee degmada Wardhiigley ee Magaalada Muqdisho !!